Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo laga helay cudurka COVID-19

Wasiirka arrimaha dibeda ee xukuumada Somalia Maxamed C/risaaq Maxamuud oo ku sugan magaalada Bujumbura ee dalka Burundi ayaa shaaciyey in laga helay cudurka COVID-19. Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa inuu dalka Burundi u tagay ka qeyb galka shir halkaas ka furmayey oo lagu casuumay DF balse laga helay markii uu halkaas tagay cudurka COVID-19 oo uu … Continue reading Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo laga helay cudurka COVID-19